Friday, August 14, 2026
Friday, July 17, 2026
Qisadii Murugada Lahayd Ee Tedi Stoddard!
Maalin maalmaha ka mid ah, macallimaddii fasalka shanaad ayaa istaagtay iyadoo hor taagan ardaydeeda, waxayna ku tiri: “Dhammaantiin waan idin jeclahay.” Laakiin qalbigeeda waxay ka reebtay hal arday oo la oran jiray Tedi !
Saturday, June 6, 2026
Haddii Aad Rabto Nabad, U Diyaargarow Dagaal!
Murtidan faca weyn ee odhanaysa, “Haddii aad rabto nabad, u diyaar garow dagaal,” waxay xambaarsan tahay run qoto dheer oo ku saabsan dabeecadda aadanaha iyo maamulka bulshada. Haddii aad rabto nabad, ha u malayn inay tahay wax si fudud lagu helo ama ay tahay jilicsanaan iyo aamusnaan keliya. Nabadda dhabta ahi waxay u baahan tahay inaad diyaar u noqoto inaad u dagaallanto.
Tuesday, May 26, 2026
Bilowgii Cunsuriyadda!
Waa ardaygii ugu horreeyey ee Afrikan ah oo ay aqbasho inuu wax ka barto Jaamacadda Oklahoma ee dalka Mareykanka Sannadkii 1948-kii waxaana la fadhiisiyey meel gees ah si aanu ugu dhawaan ardayda caddaanka ah.
Monday, May 25, 2026
Dhacdo La Yaab Leh!
Waxaan tagay dukaan u dhow gurigayga si aan raashin uga soo iibsado, anigoo xidhan dharkayga guriga iyo xijaab. Markaan soo qaatay wixii aan u baahnaa, ayaan u gudbay miiska lacagta lagu bixiyo
$2 Oo Beddelay Nolol Dhan - Qiso cajiib ah!
Waxa jiray barnaamij ka baxa mid kamid ah TV-yada Carabta oo loogu talagalay caawinta dadka nugul.
Maalintaas waxaa marti ku ahaa nin aad u sabool ah oo u baahnaa qalliin degdeg ah, balse aan haysan lacagtii lagu daweyn lahaa. Dadka ayaa loo furay tabarucaad si loo caawiyo.
Wednesday, March 25, 2026
Joogteynta Jidka Guusha
Natiijooyinka dhabta ah kama dhashaan dedaal hal maalin ah, balse waxay ku yimaaddaan qorshe iyo jadwal joogto ah oo la raaco. Marka uu qofku leeyahay jadwal go’an, wuxuu awood u yeeshaa in uu maareeyo waqtigiisa, kana fogaado habacsanaanta yaraysa wax-soosaarka. Joogteyntu waa saaxiibka ugu dhow ee guusha; waayo xitaa tallaabooyinka yaryar ee maalin kasta la qaado waxay isku beddelaan isbeddel weyn oo mustaqbalka la mahadiyo.
Saturday, January 17, 2026
10 Dabeecadood oo lagu garto Dadka Caqliga Badan.
1. Waa kuwa aamusnaan badan – Dadka caqliga badan ma hadlaan mar kasta; halkii ay hadalka ka badin lahaayeen, waxa ay doorbidaan in ay dhegaystaan, eegaan, oo si qoto dheer u falanqeeyaan waxa ka socda hareerahooda.
Sunday, July 6, 2025
Ammaanta mid baa lagu dagmaa
Wakhtiyadan danbe ee casriga ah waxa soo biiray dabeecado iyo dhaqammo aan hore u jiri jirin, oo badi dhanka qurbaha laga soo waariday iyo kuwo dalka gudihiisa lagu unkay. Dabeecadahaas kala duduwan waxa ka mid ah ammaanta aan xadka lahayn ee la isku miiso "Madaxweyne, Xildhibaan, Guddoomiye, Caaqil, Abwaan, Hal Abuur, Xaaji ... hayaay". Waxaas inyar uun baa ka dhab ah.Kullu fitna cinda damiin.
Muddo ayuu geed ku tigtignaa una heellanaa in mar uun laga sii daayo. Shaydaan baa u yimid xadhigiina ka furay. Dameerkii isla markiiba waxa uu galay beer jaarku lahaa, wixii uu cuni karayayna wuu cunay, cagaar iyo caddaan ba.
Subscribe to:
Posts (Atom)







