
Sunday, July 6, 2025
Ammaanta mid baa lagu dagmaa

Kullu fitna cinda damiin.
Muddo ayuu geed ku tigtignaa una heellanaa in mar uun laga sii daayo. Shaydaan baa u yimid xadhigiina ka furay. Dameerkii isla markiiba waxa uu galay beer jaarku lahaa, wixii uu cuni karayayna wuu cunay, cagaar iyo caddaan ba.
Saturday, July 5, 2025
Qisadii cajiibka ahayd ee WIllian
Thursday, July 3, 2025
Maskaxda Marka Lagaa Haysto...
In maskaxda lagaa haysto oo cid kale ku-amar-ku taaglayso (Psychological Manipulation) waa xeelado maskaxeed oo dad badan si qarsoodi ah ugu dagmaan iyaga oo ka jawaabaya dhacdooyinka maalinlaha ah ee sida xawliga ah ugu soo noqnoqonaya, inta badan dadka maskaxdooda cid kale maamushaa ma dareemaan inuu dhibane u yahay go’aano ka soo maaxanaya cid kale, isaga uu yahay qof fulinaya go’aandaasi.
Friday, June 20, 2025
Faaidooyinka Qarsoon Ee Jimicsiga
Dhamaanteen waynu jecelnahay inaynu yeelano jidh qurux badan oo caafimad badan. Si aad jidhka qurux badan u heshidna waa inaad jimicsataa oo iska ilaalisa cuntoynka caafimaadka daran. Laakin waxa jira faaidooyin kale oo laga dhaxlo jimicsiga joogtada ah:
Monday, January 13, 2025
Waa Maxay Sirta Ka Dambaysa Tufaaxa Dhinaca Laga Qaniinay?
Inbadan oo iinaga mid ahi waxa ay is waydiisaa: ”tolow waa maxay sirta ka dambaysa tufaaxa dhinaca laga goostay ee calaamada u ah shirkada Apple kuna dhagsan dhamaan qalabka ay soo saarto? ”
Wednesday, November 20, 2024
Thomas Sankara maxaa loogu tilmaamaa halyey?
Thomas Sankara waxaa loo arkaa qof dalkiisa, dadkiisa iyo guud ahaan qaaradda Afrika jeclaa, naftiisana u huray. Markii uu awoodda hayay wuxuu dalka ka beddelay magaca Upper Volta, wuxuuna ku beddelay Burkina Faso oo la macno ah "dhulka ay ku noolyihiin dadka qumman".
Thursday, November 7, 2024
Dhibaatooyinka Caafimaad EeLaga Dhaxlo Kali-socodnimada
Cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro ka tirsan jaamacado la yidhaa Buffalo iyo MT Sinai oo caafimaadka lagu barto, ayaa iftiimisay in qofka keli-socodka ah uu cuqdad ka qaado bulshada inteedakale, isla markaana ku adkaato in uu la dhaqmo ama dhex galo dadka.
Halkii Daqiiqo iyo Waxa Caalamka Internetka Ka Dhaca
Marka la eego halkii daqiiqo wax badan maaha, waa 60 ilbidhiqsiyo oo kaliyaata, se ma taqaana halkii daqiiqo waxa caalamka internetka ka dhex dhaca, Bal u fiirso waxyaabaha kala duwan ee dhaca hal daqiiqo gudahood:
Ardaygii Fasalka Ku Dhex Seexday!
Ardey caajis ah, habeenkiina dhafri jiray, ayaa maalin maalmaha kamid ah, waxa uu kasoo qeyb galay, muxaadaro kasocoty jaamacad, taasoo macalinku uu ku sharaxayey cilmiga xisaabta iyo dhibaatada laga maro barashadiisa.
Subscribe to:
Posts (Atom)